Ugaas C/llaahi Ugaas Xaashi oo hambalyo ku aadan Ciida u diray umadda Soomaaliyeed

Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo kamid ah Salaadiinta Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Fidfriga waxa uu u diray Umada Islaamka gaar ahaan Umada Soomaaliyeed meel kasta ay dunida ka joogaan. “ Ciid wanaagsan ayaa leeyahay Ummadda Soomaaliyeed meel walbo oo Caalamka ay ka joogaan, Alle waxaan ka baryeynaa … Continue reading Ugaas C/llaahi Ugaas Xaashi oo hambalyo ku aadan Ciida u diray umadda Soomaaliyeed